qolka heesaha
|
yaasiin digfeer ![]() Hurdi waayey aawgaa ![]() ![]() ![]() Kaamana hoydee![]() ![]() Bil in aan harsadoo![]() ![]() ![]() Sida hooyo wiilkeed![]() ![]() ![]() Hab isoo dhahee![]() ![]() ![]() Howlaha aduunkaa ![]() ![]() I hareer yaalee ![]() ![]() ![]() Halbowlaha wadnuhu ma mahabo ![]() Dhiiga uma hanbeeyoo![]() ![]() ![]() Hagaag uma shaqeeyoo ![]() ![]() Wuu hinraagayaa![]() ![]() ![]() Hibooy inna abtaay ![]() ![]() ![]() Haduu hilibkeygu kugu yaal ![]() ![]() ![]() Ama uu habeen qura![]() ![]() Kaa galay hunguri ![]() ![]() ![]() Haka aamusinoo![]() ![]() Naftaan baas la hadloo![]() ![]() Haasaawi galab qura ![]() ![]() ![]() Habeenkaad ka maqantaa ![]() ![]() ![]() Howl la iiga tiriyaa ![]() ![]() ![]() Illaa hiirta waabari ![]() ![]() ![]() Hambalyiyo salaan baan![]() ![]() soo diraa hawada![]() ![]() Inaan kuu hagar la ahay ![]() oon kuu hanweynahay ![]() ![]() Halkii aad mareysaan harayaa![]() ![]() Qalbigeyga kaaga heesaa ![]() milicduna iheysaa ![]() ![]() Anoo hiir jaceyl qaba ![]() ![]() ![]() Hibooy ina abtaay![]() ![]() Haduu hilibkeygu kugu yaal ![]() ![]() ![]() Ama uu habeen qura ![]() ![]() Kaa galay hunguri ![]() ![]() ![]() Haka aamusinoo ![]() ![]() ![]() Naftaan baas la hadloo ![]() ![]() ![]() Haasaawi galab qura ![]() ![]() ![]() Jaceylka dhab ah madhamaado![]() ![]() |
ku baashaala

magool


Shimbir yahow ma duushaa


ma dabeylo raacdaa


Dadka mow adeegtaa


Oo ma u dadaashaa


Dalanbaabi baan ahay


Dalaa dhacaa iyo


Kala qaad dibnaha oo


Dal yaqaan matahay


Degmadii fogeetiyo


Meeshii laguu diro


Dowgeed ma garataa


Shimbiryahoow dagaamee


Ku dul joogo laantoo


Aan kuu dan sheegtee


Dood kuula lahaadee


Ruux aan ku daaloo


La ii diidan yahay


Anna aanan deyn karin

Baan doonayaa


Dawadeydii noqotayee


Gudcur dumay habeenkii


Isa soo dultaagoo


Meel duruqsan geeyoo


Qun yar soo dabaaloo


Soo saar dushaadoo


Deeqsii warkeygoo


Hadal dabacsan ii keen

TUBEEC

Dhibaatada jaceylka


Wey ku dhalan rogtaayoo


Dhaawaca baryana


Waad la dhuubataa<
Sample Photo 1
Sample Photo 2
Sample Photo 3
Sample Photo 4
Sample Photo 5
Sample Photo 6

